Waayeelkii ku lumay Saxaraha ee uu soo badbaadiyay Eygiisa (Daawo Sawirro)

Gregorio Romero, oo ah 84 jir ku nool Sonora, dalka Mexico wuxuu abaal aan weligiis duugoobin u heyn doonaa eygiisa El Palomo oo qeyb weyn ka qaatay badbaadintiisa iyo in ugu dambeyntii laga soo helo saxaraha. Toddobaad kahor ayuu Romero ka tagay gurigiisa dibna uma soo noqon. Markii hore looma arkin wax weyn maqnaanshihiisa maadaama … Continue reading Waayeelkii ku lumay Saxaraha ee uu soo badbaadiyay Eygiisa (Daawo Sawirro)